dhaymoolenews.com
Muuqaalada iyo weedhihii Laga Jeediyey Aaska Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi waraabe)
May 12, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa-(dhaymoole)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan  caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo shalay geeriyooday

halkan ka daawo

 

COMMENTS
Latest News