dhaymoolenews.com
Maxawaynaha Somaliland Oo Waraysi Gaara Siiyey Television ka madaxabanaan ee Universal Tv
April 11, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Wariyaha ruug cadaaga ah ee Cabdi Salaan Hereri oo ka socday Television ka  madaxabanaan ee Universal Tv ayaa waraysi gaar ah oo dhinacyo badan ah sida abaaraha dhaqaale xumida wadanka ka jirta iyo sixir bararka manceeshadda la yeeshay madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi

Waraysigaasina waxa uu dhacay sidan”

Daawo Maxawaynaha Somaliland Oo Waraysi Gaara Siiyey Television ka  madaxabanaan ee Universal Tv

COMMENTS
Latest News