dhaymoolenews.com
Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Hamablyo U Diray Shacabka Somaliland Iyo Umadda Muslinka
June 4, 2019 - Written by wariye999

Berbera(dhaymoole)Maareeyaha keydka haamaha shidaalka magaalada Berbera Xasan Axmed Ibraahim (Embassy) ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda muslinka ah gaar ahaan shacbiga Somaliland munaasibada ciidul-fidriga awgeed.
Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

Halkan ka daawo warkaa

COMMENTS
Latest News