dhaymoolenews.com
Hambalyo KuSocota Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac
March 11, 2018 - Written by wariye999

Xafladda Meher oo ka dhacday Huteel  Kaasalaama ee Magaaladda Hargeysa,isla markaana ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin fara badan oo iskug jira Salaadiin Madax-dhaqameedka Cuqaasha Waxgaradka  dhalinyarada,aqoonyahanka iyo Dhamaanba Haldoorka kala guursaday.

 

Waxaana Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey lamaanaha  is doortay Isla markaana sidii Caadadu ahayd Sooryo Qaran iyo Gabaati Gobeed.

Dhammaan Qoska reer Cumar  Cali Axmed Cumar Cali Mukhtaar Cumar Cali C/Laahi Cumar Cali Saahra Cumar Cali Khadar Cumar Cali Ayaan Cumar Cali Aamiina Cumar Cali ZamZam Cumar Cali Aamiin Cabdi rIsaaq Cumar Cali Oo kala ah Xamda Muxamed Cali  Xamse Muxamed Cali Jamaal Muxumed Cali Cabdi Risaaq Muxumed Cali Maxamed Cabdi Kubeeye Caaqil Cabdi Cubeyd Layla Ibaraahim Cabdi Ayaan Ibraahim Cabdi Siciid Maxamed Muuse Cabdi Mahad Maxamed Muuse Deeq Maxamed Muuse  Najax Cabdi Cali Amed Cabdi Cali Said Bacha Hassian Cilmi Axmed Macalin Maxamuud Cismaan

 

Dhammaan qayska reer Cumar Cali  waxa ay hambalyo meher wacan u dirayaan Mudanaha iyo Marwadiisa C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac oo meherkoodu  ka dhacday huteel Kasalama ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN

 

COMMENTS
Latest News