dhaymoolenews.com
Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
November 16, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika – Abaalmarintan oo 14-kii November 2018 lagaga dhawaaqay Shirweynaha AfricaCom

Abaal marintan14-kii November 2018  lagaga dhawaaqay shirweynaha Africacom oo ay iskugu yimaadaan in ka badan tobanaan kun oo  qof oo ka kala socda shirkadaha TEKNOOLAJIYADA iyo Isgaadhsiinta Caalamka oo lagu qabtay dalka South Africa gaar ahaan magaaladda Cape Town

COMMENTS
Latest News