dhaymoolenews.com
Ergooyin Ka Soo Jeeda Gobolada Sanaag – Iyo Saaxil Bari Oo Baaq Uu Diray Madaxweynaha S,land iyo Beelaha Ku Dagaalamaya Degaanka Fadhigaab
April 7, 2018 - Written by wariye999

Bari(dhaymoole)Salaadiin cuqaal madaxdhaqameed yo iyo odayaasha Ka Soo kala Jeeda Gobolada Bari ee Sanaag Iyo Saaxil ayaa maanta kulan ay iskugu yimaadeed waxa ay  Baaq nabadeed iyo talooyin u Direen  Madaxweynaha Somaliland iyo Beelaha Ku Dagaalamaya Degaanka Fadhigaab

Halkan ka daawo warka ergooyinka oo faahfaahsan

COMMENTS
Latest News