dhaymoolenews.com
Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya Drs Adna Aadan Oo Caalamka la garnaqsatay
July 6, 2019 - Written by wariye999

“Adna Aadan oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Gini Oo warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay Guulaha Siyaasadeed”

Hargeysa(dhaymoole)Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland ee Jamhuuriyadda Gini ayaa warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay Guulaha Siyaasadeed ee safarkaasi, mar ay maanta kula hadlaysay warbaahinta Dalka Ethiopia.

Halkan ka daawo Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland ee Jamhuuriyadda Gini

COMMENTS
Latest News