dhaymoolenews.com
Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. Madaxweynaha JSL
November 3, 2018 - Written by wariye999

Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. Waxa sidaasi yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi mar uu ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd

Halkan ka daawo warka kulankaasi

COMMENTS
Latest News