dhaymoolenews.com
DAAWO, Xisbiga WADDANI oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi
April 14, 2018 - Written by wariye999
Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah ku ansaxiyeen in ay xilkii Xoghayenimo ay ka qaadeen Xoghayhii guud ee Xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, iyaga oo oo kale na ku eedeeyey in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbigaasi.
DAAWO, Muuqaalka Warkaas,
https://www.youtube.com/watch?v=rtehI2FDuTQ&feature=youtu.be

 

COMMENTS
Latest News