dhaymoolenews.com
Daawo:- Xaflada Xil-Wareejinta Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasaabka Cusub
April 8, 2018 - Written by wariye999

Gabiilay(dhaymoole)Daawo:-wasiirk ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta Xilkii u kala wareejiyey  Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasaabka Cusub ee dhawaan madaxwaynahu soo magacaabay

halkan ka daawo warka xilwareejinta badhasaabka gabolka gabiilay

COMMENTS
Latest News