dhaymoolenews.com
Daawo Weedhihii laga jeediyey Shirkii Caalamiga ahaa ee Maanta ka Furmay Hargeysa ee ay soo qabanqaabisay wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland
October 10, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa-10-10-2018-(dhaymoole)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay jirtey iyo caqabadihii soo wajahay, kaas oo ay kasoo qayb-galeen wufuud caalami ah oo ka socota dalal kala duwan oo dunida ah, hay’addo diblomaasiyiin, siyaasiyiin, safiirro, shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,  xildhibaanno, hoggaanka axsaabta qaranka, , haldoor ka socday dalalka Jaarka ee Jabuuti iyo Itoobiya iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan.

Halkan ka daawo shirkaas oo muuqaal ah

 

COMMENTS
Latest News