dhaymoolenews.com
Daawo: Wasiirka wasarada Warfaafinta Somaliland Abdirhman Abdillahi Farah (Guribarwaqo) oo uu weheliyo Madaxa dawalada Britan u xil saartey tayaynta Saxaafada SomaliLand
January 11, 2019 - Written by wariye999

London(dhaymoole)Wasiirka wasarada Warfaafinta Somaliland Abdirhman Abdillahi Farah(Guribarwaqo) oo uu weheliyo Madaxa dawalada Britan u xil saartey

tayaynta Saxaafda S-Land Ayaa Kulamo Layeeshey Madaxada Ugu sareysa Waxabarashada Cardif gaar ahaan Jamacada halkaaso laga wada hadley Arimo khuseeya sidii kor loogu qaadilahaa tayada saxaafada Somaliland.

COMMENTS
Latest News