dhaymoolenews.com
daawo Waraysi :Nimco Yaasin Iyo Sidii Ay U Luntay Oo Ay Ka Warantay
January 5, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Waa waraysi laga qaaday Fanaanada Nimco Yaasin Caraale oo ka sheekaynaysa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay iyo waliba wakhtigii ay luntay oo keenay muran dhanka Isirka ah kaasi oo mudooyin kii u danbeeyey mar kale soo baxay, hadaba muuqaal kani ayaad kaga bogan Fanaanada oo ka sheekaynaysa taariikh nololeed keedii.

halkan ka daawo

COMMENTS
Latest News