dhaymoolenews.com
Daawo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Loo Sameeyey Sul. Maxamuud Wadaad Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
May 5, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)-Daawo Suldaanka Guud ee Beesha Abokor Ciise Sul. Maxamuud Axmed Xasan (Maxamuud Wadaad ) oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa, oo soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyey magaalada Hargeysa

Halkan ka daawo soo dhawaynta suldaanka

COMMENTS
Latest News