dhaymoolenews.com
Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Xafiis Cusub Ka Dhex Samaystay Wasarada Gashaandhiga
March 13, 2018 - Written by wariye999

Muqdisho(dhaymoole) Madaxweyne Farmaajo oo maanta  Xafiis cusub ka  furtay Wasarada Gashaandhiga dhexdeeda ayaan ilaa hada la sheegin sababta keentay

Halkan ka daawo warka xafiiska cusub

COMMENTS
Latest News