dhaymoolenews.com
Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo u Safray Dalka Emirate Carabta
March 13, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biici Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kicitimay Dalka Emirat ka carabta,isagoo marti qaad rasmi ah ka helay Boqorka dhaxal sugaha Amiirka dalkaasi laguna qaaday diyaarad khaas ah oo loo soo diray

Halkan ka daawo safarka madaxwaynaha Somaliland ee wadanka Imaaraadka

COMMENTS
Latest News