dhaymoolenews.com
Daawo barnaamijka dareenka arday dugsiga sare ee qalax ee gobolka gabiley iyo gabogabaynta imtaxaankii shahaadiga
June 3, 2016 - Written by wariye999

gabiilay(Dhaymoole):Wasaaradda  waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday in la soo gebagebeeyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare  iyo dhexe ee oo muddo todobaad ah ka socday dalka, isla markaana ay u fadhiisteen ardaydii ugu badnayd oo tiradoodu ahayd 25046 arday.

Hadaba waxa aynu barnaamijkan ku eegi doonaa dareenka arday dugsiga sare ee qalax ee gobolka gabiley iyo gabogabaynta imtaxaankii shahaadiga ahaa‏

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA OO DHAN

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/3c5RuBth6do” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

DHAYMOOLENEWS.COM/HARGEYSA

COMMENTS
Latest News