dhaymoolenews.com
DAAWO: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka bartay Radio Hargeysa
February 10, 2018 - Written by wariye999

Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

halkan ka daawo warkaas

COMMENTS
Latest News