Aragtida Dadweynaha
  • Halista Dunida Dul Hoganaysa
    200 oo aqoonyahan oo ka kala socda farshaxanka iyo sayniska, oo ay ka mid yihiin Pedro Almodovar, Alan Dolon, Patty Smith, Catherine Donov, Charles Aznavour iyo Anish Kapoor, ayaa soo jeediyay codsi degdeg ah si loo badbaadiyo mee...
    Monday, September 17, 2018
  • Abaal Marinta Nacasnimada Oo la Bixiyay
    Labada nin ee Marc Mitchell and David Wartinger waxay ka mid ahaayeen 10 qof oo maalintii Khamiista 13 bishan September, 2018,  la siiyay abaalmarinta nacasnimada ah ee Nobel Prize ig. Abaalmarinta ayaa la siiyaa dadka doqomada l...
    Monday, September 17, 2018
  • Danaha Dawladaha Ee Iska Hor Imanaya!
    Bishii Novmember 27 sanadkii 1869 ayaa si rasmi ah loo furay Kanaalka Suways eek u yaalla dalka Masar, iskuna xidha Badda cas iyo Badda cad.  Xafladda furitaanka ayaa ka dhacday magaalada Buur saciid ee dalkaasi. Dhismaha kanaalk...
    Sunday, September 16, 2018
  • Sabirka Iyo Guushu Waa Lamaane Isku Dhegan!
    Sh. Ibnu Qayim Waxa uu yidhi: “ Waxii ku dhaafay marna kaga gudbi maysid murugo iyo walbahaar, waxaa lagaga gudbaa raali ahaanshaha Allah (sw), sabir iyo Allaha (sw) oo loo mahda naqo. Qadarka Allah oo la rumeeyo, iyo adoonka...
    Sunday, September 16, 2018
  • Qiso: Dareenka Dadka Ee Kala Duwan Xaqdhowr!
    Saqdii dhexe markii ay gabadhu ka soo baraarugtay hurdada ayaa arki weyday ninkeedi, ka dibna way kacday oo guriga qolalka kale ka baadhay , markii danbe waxay heshay isagoo madbakha fadhiya oo koob shaah cabaya indhihiisana ilmo ...
    Sunday, September 16, 2018
  • Qiso: Hogaaminta Boqorka Ayaa Guusha Joogto Ka Dhigtay
    Boqor xukumi jiray dalka Japan ayaa ciidankiisa mar kasta ay dagaalada ku guulaysan jireen. Boqorku wuxu caan wuxu ku ahaa geesinimo, maskax badnaan  iyo hogaamin wanaagsan, taasi oo keentay in ciidanku kalsooni ku qabeen. Boq...
    Sunday, September 16, 2018
  • Ramadaan Bisha Abaal Marinta Badan
    Wuxu Rasuulka Allah (scw) yidhi “ Qofkii afuriya qof sooman, wuxu leeyahay abaalka soonkiisa oo kale iyadoon qofkaasi aan waxba laga dhimayn abaalkiisa” Waxa weriyay Tarmadi oo yidhi waa sexeex. Waxa kale oo Rasuulku (swc) yid...
    Sunday, September 16, 2018
  • DAAWO:-Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Oo Shahaadooyin Xabsiga Dhexe ku Guddoonsiisay Maxaabiis
    Hargeysa(Dhaymoole)DAAWO:-Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Ayaa Maanta Shahaadooyin Xabsiga Dhexe ku Guddoonsiisay Maxaabiis Halkan ka Daawo warka wasiirka cadaaladda iyo awqaafta https://www.youtube.com/watch?v=QrjQyLtm...
    Sunday, September 16, 2018
  • Wasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland oo Ka Qaybgashay Shir Caalami Oo Ka Dhacay Dalka Shiinaha
    Shiinaha  Oo La Xiidhiidhay Maalgalinta Kheyraadka Dihin Ee Tamarta Afrika . Hargesisa(dhaymoole) shirka ayaa socod mudo laba maalmood ah  waxa diirada lagu saaray sidii iskaashi dhinaca Tamart ah u dhex mari laha Qaraadka af...
    Sunday, September 16, 2018
  • Hambalyo iyo Taageero Ku Socota Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimada ee Doorashada 2019
    Hambalyo iyo Taageero Ku Socota Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimada ee Doorashada 2019 Musharax C/raxmaan Xasan Cabdi (Shiine) Waxan halkan Hambalyo mug iyo miisaanle oo taageero ah la u marinaynaa Musharaxa Golaha Deegaank...
    Saturday, September 15, 2018
  • « Previous PageNext Page »

Latest News