dhaymoolenews.com
Bushaaro Bushaaro Dadwaynow waxa uu kuugu bushaaraynayaa Dawaarlaha ELITE TAILOR
May 19, 2019 - Written by wariye999

Bushaaro Bushaaro Dadwaynow waxa uu kuugu bushaaraynayaa Dawaarlaha ELITE TAILOR inuu kuu keenay dhammaan adeegyadda tolmaha oo casri sida tolmaha dharka raga,Dumarka iyo waliba Caruurta oo dhamaantood casri laguugu tolayo ee ka faa’iidaysi wanaagsan

Waxa deeqa aadmiga

Oo daawashada guud

Dadku ay jeclaystaan

Meel lagu dalxiisiyo

Quruxdiyo dirayskee

Qofka doonayoow maqal

Dalka waxa ka furanoo

Dharkii laga dalbanayaa

Dawaar aan hore u jirin

Degdeg iyo farshaxan iyo

Qofba dookha uu rabo

Qiyaastoon hal lagu darin

Dunta oo cajaayiba

Tayaduna ka darantahay

Dabacsanida hadalkiyo

Adeeg diiran oo wacan

Qiime aan la diidayn

Waa dawaar ku caanee

Ka dalbada safaariga

Iyo suudhadh damisiyo

Nooc kastoo ad doontaba

Diyaarbuu la yahayoo

Durba laysu wada sheeg

Dawaarlaha ELITE TAILOR

Waxa uu ka soo horjeedaa Jamacadda NEW GENERATION

Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh ciwaanadda hoos ku qoran

TEL:0637688171

COMMENTS
Latest News