dhaymoolenews.com
Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Shaqo ku Soo Marey Deegaano Hoostaga Gobolka Hawd
January 3, 2019 - Written by wariye999

Baligubadle(dhaymoole)Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa maanta Kormeer shaqo ku soo marey Deegaanada Darfacle,Widhwidh  iyo ina Cunaaye oo hoostaga Gobolka hawd

Badhasaabka Gobolka Hawd ayaa u jeedada Kormeerkiisu la xidhiidhay Xogogaal u Noqoshada Xaalada Nololeed ee Bulshada ku dhaqan Tuulooyinka Hoostaga Gobolka Hawd

COMMENTS
Latest News