dhaymoolenews.com
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Xilkii La Wareegay + MUUQAAL
April 5, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa,(dhaymoole) —Munaasibad si meeqaam sare ah loo soo agaasimaya oo ka dhacday Hoolka shirarka ee wasaarada horumarinta biyaha Somaliland ujeedkeeduna ahaa xil wareejinta Agaasimaha guud ee wasaaradaasi oo xilka kala wareegaayay Agaasimahii hore.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

COMMENTS
Latest News