dhaymoolenews.com
Daawo :- Dekadii Berbera Oo Qarka U Saaran In Ay Xidhanto , Heshiiskii Dp World Oo Been Noqdey Iyo War Bixin Xaqiiq Ah Oo Laga Diyaariyey
September 10, 2017 - Written by wariye999

Hargeysa (dhaymoole):- Waxaanu halkan idinku soo gudbin doonaa war bixin xaqiiqo ah oo laga diyaariyey Dekadii Berbera ee dhawaan xukuumada Kulmiye ku wareejisay Shirkada Dp World oo qarka u saaran in ay xidhanto .

Sidoo kale waxaa been noqdey heshiiskii ay Somaliland sheegtay in shirkadaas Carbeed lala galay oo  balaadhin lagu sameyn doono dekada Berbera

COMMENTS
Latest News