dhaymoolenews.com
Ogaysiis: Tageerayasha Xisbiga Ucid ee uk waxa la ogaysinayaa in la qaban doono Kulan balaran oo ka dhici doona Galbeedka London
September 7, 2017 - Written by wariye999

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageeerayasga Xisbiga ucid ee ku dhaqan Uk Waxa la ogaysinayaa in la qaban doono  kulan balaran oo ka dhici doona Galbeedka London.laguna dardar gelinayo hawlaha xisbiga  waxana  ka soo qayb gali doona tagerayaal ka soo jeeda Deeganada Sool iyo Buuhodle ,Sanaag oo cududooda ku muujinaya xisbiga ucid.

Goobtu lounge Royale 1chignell place

West Ealing

W13 0TJ

LONDON

Tarikhda 09/09/17

Waqtiga :7PM


kala xiriir Nuura ciise Omaaar

COMMENTS
Latest News