dhaymoolenews.com
WADDANI Oo Eedo U Jeediyay Xukuumadda, Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay
July 16, 2017 - Written by wariye999

(Dhaymoole) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde, ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey Xukuumadda  Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga tallada haya ee KULMIYE,sidoo kalena eedaymahaasi ayaa waxa ka jawaabay Wasiiru dawlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Dhaymoole news.

COMMENTS
Latest News