dhaymoolenews.com
Golaha Guurtida Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Wax Ka Qabto Sixir-bararka Dalka Ka Jira
July 16, 2017 - Written by wariye999

(Dhaymoole) Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa kalfadhi ay maanta yeesheen waxay kaga doodeen sixir-bararka xadhkaha goostaye ee saamaynta ku yeeshay bulshada dan yarta ah, iyaga oo Xukuumaddana baaq culus u diray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

 

Dhaymoole news.

COMMENTS
Latest News