dhaymoolenews.com
“Doorashada Kama Wer-wersanin In Aanay Dhacayn, Komishankana  Kalsooni-baanu Ku Qabnaa” Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI
July 16, 2017 - Written by wariye999

(Dhaymoole) Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali X. Xasan, ayaa ka hadlay sababahii  u doortay inuu mawqifkiisa siyaasadeed ugu biiriyay xisbiga mucaaridka ah WADDANI, waxaanu sheegay in qodobadii ay kala saxeexdeen Guddoomiye Cirro ay u arkaan kuwo ka turjumaya mabaa’didooda siyaasadeed, isla-markaana ay dantooda u arkeen.

????????????????????????????????????

Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI waxa kale oo uu sheegay in xisbi ahaan aanay wer-wer ka qabin inay dib u dhacdo doorashada Madaxtooyada oo Guddida doorashooyinku u asteeyeen inay qabsoonto 13 bisha November ee sannadkan, waxaanu xusay inay kalsooni ku qabaan Guddida doorashooyinka.

 

 

Halkana ka daawo Faah-faahinta warkan.

Dhaymoole news.

COMMENTS
Latest News