dhaymoolenews.com
Daawo Shirkad Casriya Oo Sahamintii Ceelasha Riiga Ee Biyaha Sahlaysa Oo Hargeysa Lagu Daah-furay
July 16, 2017 - Written by wariye999
Hargeysa(dhaymoole)-Shirkada Horn Drilling Company oo ah shirkad waddani ah oo qaabilsan sahaminta iyo baadhida Ceelasha Biyaha ee Riiga ah,ayaa laga aas-aasay magaalada Hargeysa.Shirkadan oo ay aas-aaseen aqoonyahan da’yar oo reer Somaliland ah ayaa waxa ay kaafiyeysaa baahidii bulshadu ay u qabtay in la helo xogo sugan oo lagu beegsan karo goobo ku haboon in ceelaal biyood laga qoto iyadoo isla markaasina ku qalabaysan qalab casriya oo sahlaaya in si fudud loo ogaado goobaha biyaha leh iyo sidoo kale baaxadooda iyo macaan iyo qadhaadh midka ay yihiin ,

Shirkadan Horn Drilling Company ayaa sidoo kale waxa ay keentay riigag lagu qodaayo ceelasha biyaha kuwaas oo ay qiime macquul ah kuugu qodi-doonto

Si aad uga bogatid xogtan fadlan daawo muuqalkan hoose

https://www.youtube.com/watch?v=A4tAQV-kKsU&feature=youtu.be

COMMENTS
Latest News