dhaymoolenews.com
wasiiru dawlaha Amniga Ee wasaarada arrimaha Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaan Galintu Ka Socoto Ee Degmooyinka Caasimada Haqrgaysa.
July 12, 2017 - Written by wariye999
Hargaysa( dhaymoole ) – Wasiiru Dawlaha Amniga   Maxamed Muuse Diiriyey  Ayaa  Saaka  kormeer kusoo maray   goobaha ay   ka  socoto  kaadh  qaadashadu ee degmooyinka kala duwan ee caasimada  hargaysa.
 wasiiru  dawlaha ayaa  bulshada ku  booriyey   inay   qaataan   kaadhka Doorasahda kaasi  oo  bulshada u  suura  galinaya inay  codkooda ku  doortaan  musharaxa ay  dalka u  gartaan.
sidoo kale  wasiirku waxaa uu  bulshada ku  u sheegay in kaadhkan ay manta  qaadanayaan    aanay  kaliya ku   codayn  doonin  doorashada madaxweynaha  oo  kaliya ee  ay   codayn  doonaan ilaa doorashooyinka  danbe  ee  soo  socda   ee  Baarlamaanka  Iyo Golaha deegaanka.

COMMENTS
Latest News