dhaymoolenews.com
Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Iyo Suldaan Abshir Oo maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Kaadhka Codbixinta ee Gobolka Gabiley
July 11, 2017 - Written by wariye999

Hargeysa,( dhaymoole) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan Iyo Suldaan Abshir Xasan Cali iyo Xubno kale Ayaa maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Kaadhka Codbixinta ee deegaada hoose imaad gobolka gabiley.

Halkan hoose ka daawo

 

COMMENTS
Latest News